Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Turkiga “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Turkiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Turkiga oo uu hogaaminayey Dr Cevdet ERDOL.

Mas’uuliyiinta ka socotay Wasaaradda Caafimaadka ee Turkiga iyo Wasiirka Cadaaladda  Soomaaliya  ayaa isla soo qaaday samaynta sharciga jihaynta Caafimaadka dalka

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Wafdiga ka socday dalka aan walaalahanay ee Turkiga ayaa balanqaaday in kaalin weyn ay ka qaadanayaan hourmarka iyo tayada Caafimaadka Soomaaliya

Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Turkiga oo mar waliba jecel inay horumar sameeyaan hay’adaha kala duwan ee caafimaadka dalka, isaga oo sheegay in Wasaaradda cadaaldda ay awoodeeda isugu gayn doonto qaabkii loo samayn lahaa sharci qeexaya tayada iyo badqabka Caafimaadka Soomaaliya, iyadoo lala kaashanayo Wasaaradda Caafimaadka Dalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo sagootiyay Safiirka Findland u joogay Soomaaliya

Next Post

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021 “SAWIRRO”

Next Post
Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021 “SAWIRRO”

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021 “SAWIRRO”

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In