Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caddaaladda oo kulan la qaatay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caddaaladda oo kulan la qaatay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka Mudane Xassan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiiru-dawlaha Marwo Mumino Sheikh, wasiir kuxigeenka Mudane axmed Cabdiraxmaan, iyo xoghayaha joogtada ah, ayaa shir muhiim ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Caddaaladda Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka KMG.

Kullanka,ayaa lagula dar daarmay xubnaha guddiga in markii ay soo ansixiyaan golaha Aqalka Sare ka dibna uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya saxiixo ay dar-dargaliyaan arrimaha dib u eegista dastuurka iyo dhamaystirkiisa, ayna muujiyaan dedaal ku dhisan howlkarnimo iyo gudasho waajibaad Qaran,iyagoo u madax bannaan howlahooda shaqo.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG oo ay shalay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa horyaalo shaqo culus.

Previous Post

Ku dhawaad 100 Askar Boliis ah oo tababar loogu diray Dalka Jabuuti 

Next Post

Wasiirka ganacsiga DFS oo shir 4- maalmood socon doono ka furay Dhuusamareeb 

Next Post
Wasiirka ganacsiga DFS oo shir 4- maalmood socon doono ka furay Dhuusamareeb 

Wasiirka ganacsiga DFS oo shir 4- maalmood socon doono ka furay Dhuusamareeb 

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In