Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda Galmudug 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda Galmudug 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Caddaaladda Dowladd Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdullaahi Axmed Maxamed.

Kulanka Wasiirrada ayaa looga wada hadlay adkeyna wada-shaqeynta labada Wasaradood, horumarinta hannaanka cadaaladeed ee dalka, wixii ka hirgalay mashaariicda la xiriira caddaaladda iyo garsoorka heerarka ay marayaan, iyagoo isla soo qaaday in la daadejiyo adeega caddaalada iyo garsoorka labadiisa heeFederaalka raal iyo heer dowladda gobaleed.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Kulanka, ayaa qeyb ka ahaa kulamada joogtada ah ee wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurku la yeesho Wasiirradda ay wada-shaqeyntu kala dhexeyso ee dowladd gobaleedyada, iyadoo mar walba xooga la saarayo kor u qaadida tayadda hay’adaha caddaaladda iyo garsoorka ee dalka oo dhan.

Previous Post

Maamulka Degmada kaxda oo laba Neef Geel ah ugu deeqay Ciidamada xasilinta Caasimadda

Next Post

Wasaaradda Isgaarsiinta oo Geel gaarsiisay Ciidamada Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Isgaarsiinta oo Geel gaarsiisay Ciidamada Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Wasaaradda Isgaarsiinta oo Geel gaarsiisay Ciidamada Amniga Caasimadda "SAWIRRO"

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In