Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cusub ee Tamarta iyo Biyaha oo maanta Xilka la wareeegay{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cusub ee Tamarta iyo Biyaha oo maanta Xilka la wareeegay{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xilka kula wareegay wasiirka Cusub ee wasaarada Tamarta iyo Biyaha  Xukuumada Soomaaliya iyadoo Munaasabadaas ay ka qayb galeen Mas,uuliyiin badan oo uu ka mid yahya Hanti dhowraha Guud Ee Qaranka.

Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Tamarta Mudane Jaamac Maxamed Oday ayaa ku amaanay  Shaqaalaha Wasaarada qaabkii ay ula shaqeeyeen waxaana uu ka codsaday in ay la shaqeeyaan Wasiirka Cusub sidoo kale wasiirka Cusub Ee wasaaradaas Mudane Maxamed Xasan Aadan ayaa u mahad naqay Wasiirkii Hore iyo ku xigeenadiisii waxaana uu balan qaaday in Halkiisa uu ka sii amba qaadi doono Howsha adag ee Wasiirkii hore uu soo waday.

Related posts

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

September 15, 2026
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

September 15, 2026

DSC05801  DSC05803 DSC05804 DSC05805 DSC05806 DSC05807 DSC05808 DSC05809 DSC05810 DSC05811 DSC05812 DSC05813 DSC05814 DSC05815 DSC05816 DSC05817 DSC05818 DSC05819 DSC05820 DSC05821 DSC05822 DSC05823 DSC05824 DSC05825 DSC05826 DSC05827 DSC05828 DSC05829 DSC05830 DSC05831 DSC05832 DSC05833 DSC05834 DSC05835 DSC05836 DSC05837 DSC05838 DSC05839 DSC05840 DSC05841 DSC05842 DSC05843 DSC05844 DSC05845 DSC05846 DSC05847 DSC05848 DSC05849 DSC05850 DSC05851 DSC05852 DSC05853 DSC05854 DSC05855 DSC05856 DSC05857 DSC05858 DSC05859 DSC05860 DSC05861 DSC05862 DSC05863 DSC05864 DSC05865 DSC05866 DSC05867 DSC05868 DSC05869 DSC05870 DSC05871 DSC05872 DSC05873 DSC05874 DSC05875 DSC05876 DSC05877 DSC05878 DSC05879 DSC05880 DSC05881 DSC05882 DSC05883 DSC05884 DSC05885 DSC05886 DSC05887 DSC05888 DSC05889 DSC05890 DSC05891 DSC05892 DSC05893 DSC05894 DSC05895 DSC05896 DSC05897 DSC05898 DSC05899 DSC05900 DSC05901

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyada oo Khudbad ka jeediyay Xuska Ururkii Xornimo Doonka Dalka Ethiopia

Next Post

Wasiirka Difaaca C/qaadir Sh. Cali Diini oo xilkii kala wareegay Wasiirkii hore Maxamed Sh. Xasan {SAWIRRO}

Next Post
Wasiirka Difaaca C/qaadir Sh. Cali Diini oo xilkii kala wareegay Wasiirkii hore Maxamed Sh. Xasan {SAWIRRO}

Wasiirka Difaaca C/qaadir Sh. Cali Diini oo xilkii kala wareegay Wasiirkii hore Maxamed Sh. Xasan {SAWIRRO}

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

September 15, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

September 15, 2026
0

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

September 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In