Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dastuurka oo furay tababar la xiriira dib u eegista Dastuurka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dastuurka oo furay tababar la xiriira dib u eegista Dastuurka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha dastuurka dowladda Federaalka waxa ay mar kale furtay tababar la xiriirta dib u eegista Dastuurka.

Tababarka oo lagu qabtay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeygalay mas’uuliyiin iyo shaqaale ka kala socday Dowladda dhexe iyo kuwa maamulgoboleedyada.

Related posts

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026

Siminaarka ayaa lagu soo bandhigay qodobada uu ka koobanyahay dastuurka oo ay ka mid tahay Federaalka ee u baahan dib u eegista  iyo sida la isku waafajin karo Xeerarka dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada si waafaqsan Qaranimada dalka.

Wasiirka arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa sheegay in ay u baahan yihiin talooyinka dadka si ay cadaato awoodaha dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

“Waxaan u baahanahay talooyinkii si aan wax badan isku waajajino oo ay ka mid tahay in ay cadaato awoodaha dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah aad ayaan ugu faraxsanahay ka soo qeybgalkiina” ayuu yiri wasiirka dastuurka.

27-ki bishii July ee sanadkii 2015 ayaa Barlamanka Federaalka  waxa uu soo saaray qaraar qeexaya in guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgalinta dastuurka uu soo saaro tabta loo wajahayo dastuurka, waxaana tan iyo markaasi socday kulamo iyo doodo la xiriira dib u eegista qodobada farsamo iyo kuwa siyaasadeed ee Dastuurka.

1 2 3 unnamed

 

 

Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federalka oo xaflad Hambalyo ah u sameeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir Goobe “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026
0

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabtay kulan ballaaran oo mahadcelin iyo dhiirrigelin ah, kaas oo...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In