Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dastuurka oo si faah faahsan uga hadlay halka ay marayaan howlaha lagu dhameeystirayo Dastuurka dalka,
Wasiirka ayaa ka jawaabay su’aalo kala duwan oo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageeystayaasha barnaamijka oo qadka telefoonka kusoo weydiiyay su’aalo ku saabsan Dastuurka dalka
Sawirqaade farxaan Suleymaan Daahir