Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Garowe ka furtay shirweyne wadatashi ah-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Garowe ka furtay shirweyne wadatashi ah-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwo Khadiijo Max’ed Diiriye wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Soomaaliya ayaa Shir weynahan 4 aad  ee qorshe howleedka mideysan ee wasaaradaha dhalinyarada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada maanta ka furtay magaalada Garoowe ee xatunta maamulka Puntland.

Siihayaha wasiirka shaqada, shaqaalaha ,dhallinyarada iyo ciyaaraha Puntland C/raxmaan Sheekh Axmed oo shirka kahadlay  waxa uu sheegay in kulankaani muhiim u yahay wada shaqaynta taaba galinta iyo Horumarinta dhallinyarada Soomaaliyed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Dallinyarada iyo ciyaaraha ee Koonfur galbeed,wasiir ku xigeenada Hirshabeele iyo jabbaland iyo Agaasimaha Guud ee dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Galmudug waxay isla raaceen Muhiimada ay leedahay Midaynta dhallinyarada Soomaaliyeed iyo hagisteedu.

Khadiijo Maxamed Diiriye wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya waxay dardaaran dheer oo dhinacyo badan taabanaya u jediysay mas’uuliyiintan ka socotay bahda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Maamul gobaleedyada dalka.

Wasiirka ayaa sidoo kale  ku Booriysay wasaaradaha dhalinyarada dowlada goboleedyada ka qeyb qaadashada horumarinta qorshe howleedka mideysata wasaarahaasi, islamarkaana la heli wadiiqooyin sahlaya in dhalinyarada laga wacyigeliyo fekradaha qaldan laguna hago wadada horumarka dalka.

Gabagabada shirkan ayaa lagu wadaa in lag soo saaro qorshe cad oo lagu horumarinayo mideynta qorshe howleedka wasaaradaha dhalinyarada Dowladda Soomaaliya iyo dowlada goboleedyada.

SONNA NEWS

Previous Post

Guddoomiye Jawaari oo la kulmay danjriaha Midowga Yurub

Next Post

Baydhabo waxaa ka furmey shir dib-u-heshiisiin ah

Next Post
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa

Baydhabo waxaa ka furmey shir dib-u-heshiisiin ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In