Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha: dib u dhis ayaa lagu sameeyn doonaa xarumihii ciyaaraha dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha: dib u dhis ayaa lagu sameeyn doonaa xarumihii ciyaaraha dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu qorsheyneyso dib u dhiska garoomadii ciyaaraha eek u burburay dagaalladii dalka ka dhacay.

Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay maanlita dhallinyarada adduunka oo shalay lagu qabtay Muqdisho ayaa tilmaamay in markii la dhiso garoomada ay suurtagal tahay in dalka lagu qabto ciyaaro caalami ah.

Related posts

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026

“Waxaa dhici doona ciyaaro badan in lagu qabto dalka, waxaa jira garoomada qaarkood sida garoonka Stadium Muqdisho oo dad badani ay ka dhursugayaan waqti dhow in uu howlgalo waxaa jira dadaal badan  oo ah in garoonkaasi la dayactiro” ayuu yiri wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in goor dhow garoonkaasi dib loo dhiso,  isagoo xusay iney jiraan hey’ado badan oo ay wasaaraddu la kaashaneeyso dib u dhiska garoonkaasi.

Previous Post

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo ku boorriyay dhallinyarada iney ka qeybqaataan horumarka dalka

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo la filayo in uu dhawaan ku dhawaaqo xubnaha golaha wasiirrada

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo la filayo in uu dhawaan ku dhawaaqo xubnaha golaha wasiirrada

Madaxweynaha Galmudug oo la filayo in uu dhawaan ku dhawaaqo xubnaha golaha wasiirrada

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In