Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee (SCAA) ayaa ka qeybgalay Heshiis Is-afgarad oo dhexmaray maanta Som Bank oo ka midaha Bangigada Gudaha dalka ka hawlgala iyo Shirkada Air Box.
Is-afgaradkaan ayaa la xariira Horumarinta nidaamka kala iibsiga Tickt-yada gudaha dalka iyo dibada, waxaana uu sahlayaa fududaynta adeegaas.
Wasiirย Duran Farahย ayaa Ganacsatada ku boggaadiyay adeegyada sida ay shacabka Soomaaliyeed ugu sahlayaan,waayna intaas uu raaciyay in nidaamkaan dunida horumartay la jaanqaadayo.