Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in qadka Taleefoonka oo kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay xanuunka COVID-19.

“Waxaan qadka Taleefoonka ka wada hadalney Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Hulusi Akar oo baarritaan kadib COVID-19 laga heley. Waxaan u rajeeyey inuu Ilaahey Sumxaana Watacaalaa Caafimaad degdeg ah siiyo, Waxaana uga mahadceliyey is garab istaaga hagar-laaneed ee uu mar walba la garab taaganyahay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
Tags: Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19.
Previous Post

Kulan looga hadlaayo amniga Puntland oo lagu qabtay Nugaal.

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In