Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Midowga Afrika kala hadlay taageeridda CXDS

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Midowga Afrika kala hadlay taageeridda CXDS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliaya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,  ayaa kulan la qaatay Marwo Lisa Flipetto oo ah madaxa Xafiiska tageerada  ee Qaramada Midoobay  waxayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa taakuleeynta Ciidanka XDS, gaar ahaan dhinaca howgalada ka socda qeyba ka mid ah dalka.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay doorkooda ku aaddan taageerida ay siiyaan Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliaya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa la kulmay Ku xigeenka ergayga gaarka ah Midowga Africa ee Soomaaliya Marwo Fiona Lortan waxa ayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, loona dardargelin lahaa howgalada kadhanka ah ka dhanka ah maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab.

Wasaaradda Gaashaandhigga kuwaasi oo laga xoreeyay degaanno badan oo ay horay gacanta ugu hayeen, sidoo kale Wasaaraddu waxay xoojisay tayeynta iyo kor u qaadidda awoodda Ciidanka Xoogga Dalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Addis Ababa Kula Kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Ethiopia

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In