Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo ka digay in la boobo hantida wasaaraddu leedahay.

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo ku boorriyay dhallinyarada iney ka qeybqaataan horumarka dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay xarunta Hargaha iyo Saamaha ee magaalada Muqdisho,isagoo u kuurgalaya sidii halkaasi looga hirgelin lahaa adeegyo casri ah oo loo qabto bulshada.

Wasiir  Maareeye ayaa kormeerey qeybaha ay ka koobantahay xaruntaasi,wuxuuna xusay in halkaasi dhawaan laga hirgelindoono xarun loogu talagalay in lagu mideeyo dhamaan adeegyada ay bulshada u qabtaan dhamaan hay’adaha kaladuwan ee Dowladda Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026

“Waxaan  maanta halkan ku nimid kormeer aan ugu kuurgalayno sidii loo heli lahaa  goob aan ka hirgelino adeeg casri ah oo shacabku u sahlaya in ay waxyaabaha ay uga baahanyihiin dowladda ay ka helikaraan,waa arrin aan kaga dayaynayno dowladaha horumaray,tusaale waxaa la isugu keeni doonaan dhamaan adeegyada shacabku ay ka helaan dowladda Soomaaliya,sida”. Ayuu yiri Maareeyey.

Dhanka kale Wasiirka Ganacsig iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka digay in la boobo dhul ay leedahay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha,isago xusay in lagula xisaabtamidoono qofkasta oo ku xadgudba hantida dadweynaha,gaar ahaan dhulka Wasaaradda,wuxuuna intaasi ku daray in dalka uu ku socdo horumar iyo maalgashi si dib loogu dhiso Warshadihii uu dalku lahaa,islamarkaan ay shaqo ka helaan dhalinyarada Soomaaliyeed.

 

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay shir looga hadlayo xasilinta dalka

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka xasilinta dalka ”sawirro”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka xasilinta dalka ”sawirro”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka xasilinta dalka ''sawirro''

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In