Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo ka warbixiyay safaro uu ku tagey dhowr dal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo ka warbixiyay safaro uu ku tagey dhowr dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka  ganacsiga  iyo warshadaha Soomaliya mudane  C/raxmaan Cabdi Cusmaan oo  shirar  muhiim u ah dalkeena  kaga
qayb galay dalalka Kuwait,Turkiga iyo Taliyaaniga  ayaa maanta mar uu dalka dib ugu soo laabtay waxa uu sheegay in  dalkaTurkiga  Heshiis   10 sano ah uu kula soo galay shirkad ka shaqayn doonta  hubinta iyo tayada Cuntooyinka Soomaliya Lakeeno iyo  kuwa
laga  dhoofinayo taasi oo laga leeyhay dalka Turkiga.
“shirkadaasi mudo badan ayuu wada hadal inoo socday, kadibna qubaro nala socotay  waxay ku qanceen inaan u qaadno dalkeena shirkadaan
maadama ay damaanad badan leedahay,wax yabaha kale ee an ugu xilanay waxay tahay shirkadu waxay naga caawinaysaa  waxaa dalkeena laga dhoofinayo, kadib ayaan aduunka u iibgaynaynaa,hadii kale waxba lagaama iibsanayo, hadii waxaaga wax cadeeya aanay laheyn damaanadood,taasi oo muddo nus qarni ah Soomaaliya wax looga gadan waayey ayuu yiri wasiirka ganacsiga iyo warshadaha”
Mudane C/raxmaan Cabdi Cusmaan wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha
Soomaaliya ayaa  dalka  Talyaaniga kaga qayb galay  bandhig carweed
waxaa uuna sheegay   bandhig carweedkaasi oo socon doono muddo  6 bilood ah waxaana uu xusay inay Soomaaliya ku soo bandhigtay hilibka  xoolaha  Soomaliya oo aad looga wada helay.

Previous Post

Xildhibaan Mustafa Dhuxulow Oo Booqday Dugsi Ay Wax Ku Bartaan Arday Indhoolayaal Ah

Next Post

Mas’uuliyiin katirsan maamulka G/Banaadir oo booqday degmada Cadaado

Next Post
Mas’uuliyiin katirsan maamulka G/Banaadir oo booqday degmada Cadaado

Mas'uuliyiin katirsan maamulka G/Banaadir oo booqday degmada Cadaado

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In