Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga oo Agaasime Waaxeedyada kula dardaarmay dedejinta sharciyada muhiim ka ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga oo Agaasime Waaxeedyada kula dardaarmay dedejinta sharciyada muhiim ka ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo maanta guddoominaayey shirkii  Wasaaradda, ayaa loogga hadlay dar-dar-gelinta hawlaha shaqo gaar ahaan dib-u-eegista waxyaabahii qabsoomay iyo dhammaystirka shuruucda horyaala si looggu gudbiyo goleyaasha Qaranka.

Wasaaradda, ayaa gacanta ku haysa shuruuc muhiim u ah Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay ka mid yihiin sharciga Laysamada, sharciga Sumadaha Ganacsiga, Sharciga Iskaashatooyinka,  Sharciga Tartanka iyo Ilaalinta Macaamiilka iyo sidoo kale sharciga wax wada lahaanshiyaha dawladda iyo ganacsiyada gaarka ah, waxaana Wasiirku kula dardaarmay dedejinta shuruucdan muhiimka ah.

Related posts

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Morocco kaga qeybgalay Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta

Next Post

Isu soo bax lagu taageerayo howlgallada ka dhanka ah Maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Isu soo bax lagu taageerayo howlgallada ka dhanka ah Maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Isu soo bax lagu taageerayo howlgallada ka dhanka ah Maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In