Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gargaarka X.F.S iyo Wafdi ay hoggamineyso oo u anbabaxay magaalada Buulo-Burde

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gargaarka X.F.S iyo Wafdi ay hoggamineyso oo u anbabaxay magaalada Buulo-Burde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan magaalada Buulo-Burde ee Gobalka Hiiraan.

Wafdiga ayaa waxaa Wasiirka ku wehelliyo Madaxda Hayโ€™adaha UN-OCHA, WFP iyo UNICEF, waxaana garoonka diyaaradaha Magalada Muqdisho ka sagootiyay Masโ€™uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Related posts

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Ujeedka safarka Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ee degmada Buulo-Burde ayaa ah u kuurgalidda xaaladdaha Biniโ€™aadanimo ee halkaasi ka jira.

Sidoo kale Wasiir Khadiijo ayaa sidokaleย  kulamo kala duwan la qaadan doonto ย Maamulka degmada Buul-Burde iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si wax looga qabto xaaladdaha baniโ€™aadanimo ee kajirta degmada.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo Qaahira ku booqday Hooyga uu ka deganyahay Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim

Next Post

Tahriibayaal Afrikan ah oo ku geeriyooday Badweynta Atlantic

Next Post
Tahriibayaal Afrikan ah oo ku geeriyooday Badweynta Atlantic

Tahriibayaal Afrikan ah oo ku geeriyooday Badweynta Atlantic

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya,...

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

March 8, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed Axmad ayaa ka qaybgalay kulan isugu jira soo dhawayn...

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA-TANZANIA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Madaxda Dowladaha Ururka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In