Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gashaandhigga XFS oo ka qeyb-galay Aaska Laba xidigle Cabdicasiis Maxamad 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gashaandhigga XFS oo ka qeyb-galay Aaska Laba xidigle Cabdicasiis Maxamad 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo  Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa Salaadda janaasada kula tukaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga AU/N Laba xidigle Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud.

Laba xidigle Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud oo ahaa ku-xigeenkii madaxa hogganka howlgalinta ciidnaka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa shalay Muqdisho ugu geeriyooday dhaawac soo gaaray.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Allah ha unaxariistee Laba xidigle Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud, ayaa tababaro kala duwan oo heerkiisu sarreeyo ku soo qaatay dalka dibadiisa, waxuuna kamid ahaa sarakiisha fir-fircoon ee qeybta weyn ku lahaa howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo guud ahaan dalka.

Previous Post

Somalia’s Foreign Minister Welcomes Burundian Counterpart for Two-Day Visit to Mogadishu

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In