Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka Oo Kulan La Qaadatay Ururada Bulshada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka Oo Kulan La Qaadatay Ururada Bulshada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaadatay ururada bulshada rayidka ah oo ay ka wada hadeen arrimo kale duwan oo la xiriira horumarinta ururada bulshada iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka danta yar.

kulanka oo ugu horeyn ku bilowday isbarasho u dhexeysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar iyo xubnaha ka socday ururada bulshada ayaa waxaa la guda galay ka hadalka arrimo ay ka mid yihiin sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen wasaaradda iyo ururada bulshada iyo wasaaradda Haweenka.

Related posts

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka ayaa muujisay sida ay ku dooneyso in la horumariyo adeegyada asaasiga u ah horumarinta bulshada gaar ahaan dhalaanka iyo hooyada, iyadoo sheegtay in si dhow ay ula shaqeyn doonto ururada bulshada.

Ugu dambeyntii Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa waxa ay tilmaantay in kulankii maanta uu qeyb ka ahaa sidii loogu diyaar garoobi lahaa xuska maalinta haweenka ee 8 Maarso oo la qorsheynayo in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabadaasi.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Booqday Bukaanada Ku Jira Ex Isbitaal Digfeer+Sawirro

Next Post

Xubno Ka Socday Hey’adaha Q.M Oo Kulan Kula Qaatay Gaalkacyo Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug

Next Post
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Xubno Ka Socday Hey’adaha Q.M Oo Kulan Kula Qaatay Gaalkacyo Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In