Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka”Waa in la xaqiijiyaa qoondada haweenku ay ku leeyihiin dowladda soo socota”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka”Waa in la xaqiijiyaa qoondada haweenku ay ku leeyihiin dowladda soo socota”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda haweenka Soomaaliya oo hormuud u ah qeybaha haweenka Soomaaliyeed ayaa dhawaanahaanba waday dadaalo ay ku doonayaan in ay ku helaan qoondada ay ku leeyihiin dowladda, waxaana jiray kulan shalay ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid uu la qaatay qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed oo arintooda u bandhigay ra’iisul wasaaraha, si loo cadeeyo qoondada ay leeyihiin.

Wasiirka Haweenka Xukuumada Soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in muhiim ay tahay Haweenka in ay helaan Qoondada ay ku leeyihiin Dowladda soo socota, si ay u soo bandhigaan waxqabadkooda.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Waxa ay sheegtay Go’aanka ugu dambeeya ee ku aadan Qoondada Haweenka in lagu go’aamin doono shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Bisha September ka furmi doona magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey u sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay heli doonaan Qoondada ay ku leeyhiin Dowladda cusub, hadii mida ay dhici weydana ay heli doonaan meel u dhow Qoondadooda ah boqolkiiba soddon.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka oo gaaray Columbus “SAWIRRO”

Next Post

Shaqo joojin mudo kooban ay sameeyeen shaqaalaha shirkadda Favori oo la xaliyey

Next Post
Shaqo joojin mudo kooban ay sameeyeen shaqaalaha shirkadda Favori oo la xaliyey

Shaqo joojin mudo kooban ay sameeyeen shaqaalaha shirkadda Favori oo la xaliyey

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In