Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo hishiis ku saabsan qandaraas bixinta dhismaha waddooyinka la saxiixday shirkadda AIC “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS  oo hishiis ku saabsan qandaraas bixinta dhismaha waddooyinka la saxiixday shirkadda AIC “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanayd dhismaha Waddooyinka iskuxira gobolada dalka ayaa maanta waxaa ay kala saxiixdeen heshiiska daraasaynta iyo diyaarinta dikumintiga qandaraas bixinta dhismaha waddooyinka  Shirkadda AIC oo bahwadaag shaqo la ah shirkadda Dicson.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo saxiixay heshiiska ayaa waxaa xafladda ka soo qeyb galay Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Agaasime waaxeedyada.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Waddooyinka lagu samaynayo daraasayta loona diyaarinayo dikumintiga qandaraas bixinta ayaa kala ah

1. Beledweyne iyo Kalabaydh
2. Samareeb iyo Qarandi iyo
3. Gaalkacayo iyo Faratooyo

Ugu horayntii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Axmed Maxamed Iimaan ayaa sheegay in mashruuca dhismaha Waddooyinka isku xira gobolada dalka uusoo maray heerar kala duwan.

Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir iyo Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaashi ayaa soo dhoweeyey heshiiskan.

Ugu dambayntii Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa xusay in muhiimad gaar ah uu u leeyahay mashruucani dalka iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha.

Previous Post

Warka Duhurnimo

Next Post

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Tunisia kala hadlay iskaashiga labada dowladood

Next Post
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Tunisia kala hadlay iskaashiga labada dowladood

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Tunisia kala hadlay iskaashiga labada dowladood

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In