Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud oo ka hadlay ahmiyadda dhismiyaasha tayada leh

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud oo ka hadlay ahmiyadda dhismiyaasha tayada leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo dhowaan dowlada Federaalka Soomaalia ay sheegtay in ay dhiiragelin u sameyn doonto shirakadaha dhismaha ka shaqeeya oo ay leeyihiin muwaadiniinta Soomaaliyed in ay dhisaan dhismooyin tayo leh si looga maarmo shirkadaha ajaanibta ah ee ka howlgala dalka ayaa maanta Wasiirka Wasaarada Howlah guud iyo dib u dhiska dalka Mudane Salaad Sheekh Cismaan iyo Wasiirka Ku xigeenka Wasaaraddaasi Mudane Maxamed Cumar Geedi ayaa kormeer ku sameeyen qeybaha ay ka kooban tahay shirkada Kulmiye General services oo ah shirkad ka shaqeysa dhismaha.

Intii ay kormeerka ku jireen Wasiirka Wasaarada Howla guud iyo dib u dhiska dalka iyo mas’uuliyiinta shirkadaasi ayaa waxa ay booqasho ku tageen nawaaxiga Dekadii hore Ceel Macaan ee gobalka Sheebalaha Dhaxe halkaasi oo ay ka socotay mashruuc lagu soo saaraayo qalabka dhismaha si dhismooyinka ay la dhisto ay u noqdaan kuwa tayo leh.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kormeerka kadib waxaa warbaahinta la hadlay Cabdiqaadir Abuukar Cumar oo ah maamulaha shirkada Kulmiye General Services isagoo sheegay in shaqo muhiim u ah dalka ay halkan ka hayaan.

Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ee xukuuma Federaalka Soomaalia Mudane Salaad Sheekh Cismaan ayaa sheegay in wasaarada Howlaha guud ay diyaar u tahay sidii ay u soo dhaweyn laheyd shirkad kasto oo ka shaqeyneysa dib u dhiska iyo bilicda dalka Soomaaliya.

Wadanka Soomaaliya ayaa waxaa uu kasoo kabsanaaya dhowr iyo labaatan sano oo burburka ku jiray iyadoo sanadihii ugu dambeeyay ay soo badanayeen shirkadaha ka shaqeeya howlaha dhismiyaasha si ay uga qeybqaatan dib u dhiska dalka.

Previous Post

Aayaha Gobolka Hiiraan oo laga hadlay

Next Post

Xubnaha Wasiirada ee maantay tagay Kismaayo oo kulamo la yeeshay mas’uuliyiinta Jubaland

Next Post
Wasiirka Arrimaha gudaha oo Kismaayo si weyn loogu soo dhaweeyay “Sawirro”

Xubnaha Wasiirada ee maantay tagay Kismaayo oo kulamo la yeeshay mas’uuliyiinta Jubaland

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In