Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud oo sheegay in shaqo abuur loo sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed si loga hortago Amni darada

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud oo sheegay in shaqo abuur loo sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed si loga hortago Amni darada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Ibraahim Axmed Geeseey ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ku howlan tahay sidii shaqo abuur xoog leh loogu sameyn lahaa Dhalinyarada Soomaaliyeed si looga guuleysto Kooxaha Argagaxisada oo isku daya inay dhalinyarada khaldaan.

Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska XFS, ayaa shalay daahfurtay Mashruuc lagu shaqaaleysiinayo in ka badan kun qof oo la barayo xirfado ay ka mid yihiin dhismaha iyo kuwa kale oo muhiim ah.

Wasiir Cabdifataax Ibraahim Axmed ayaa sheegay in Mashruucan ay ka faaโ€™iideysan doonaan Dhalinyaro badan iyadoo laga bilaabi doono Magaalooyinka Kismaayo, Garoowe iyo Muqdisho.

โ€œWaxaan rabnaa in dhalinarada Soomaaaliyeed shaqo abuur xirfadeysan loo sameeyo si looga hortago amni darada, sidoo kale dadka naafada ah waxaan rabnaa inay fursadahan ka faaโ€™iideystaan waxaana laga wada bilaabi doonaa Magaalooyinka Garoowe, Kismaayo iyo Muqdisho wajiga koowaad oo 400 noqon doona halka wajiga labaad uu ka koobnaan doono 700โ€ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Wasaarada Howlaha Guud ay maamuli doonto maareynta mashruucyada laga hirgeliyo dalka, iyadoo markii hore Hayโ€™addaha UN-kaย  iyo dalalka deeq bixiyaasha ay horay u maamuli jireen, waana guul usoo hoyatay Dowlada Soomaaliya oo si siman fursadahaasi kaga faaโ€™iideyneysa Shacabkeeda.

Previous Post

Mareykanka oo walaac ka muujiyay ย xariga Xukuumada Sacuudiga ay ku haysa Dadka u dhaqdhaqaaqa Samafalka.

Next Post

Carwada Buugaagta oo sanadkii 4-aad Magaalada Muqdisho si habsami leh uga socota.

Next Post
Carwada Buugaagta oo sanadkii 4-aad Magaalada Muqdisho si habsami leh uga socota.

Carwada Buugaagta oo sanadkii 4-aad Magaalada Muqdisho si habsami leh uga socota.

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In