Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Jaaliyadaha Galmudug oo Sweden lagu soo dhaweeyay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Jaaliyadaha Galmudug oo Sweden lagu soo dhaweeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Wasiirka Jaaliyadaha iyo Maalgashiga Galmudug Xuseen Shiikh Nuur Xuseen iyo Wasiirkii Hore Kaluumeysiga iyo Kheeraadka Bada Cabdi Qaadir Jaamac Qalabxoor ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay dalka Sweden.
Xaflada soo dhaweynta ayaa Lagu qabtay Hotelka Caalamiga ah ee Jubba Restaurent waxaana ka qeybgalay soo dhaweynta  dad badan oo reer Galmudug ah.
Goobta Xaflada Waxaa ka Hadlay Madaxda Jaaliyadaha Galmudug Waxaa Dhanka kale kasoo Qeyb Galay Madax ka Socota Jaaliyadda Guud ee Soomaalia iyo Maamulada Jubbland iyo Koonfur Galbeed.
Dadkii Goobta ka Hadlay Ayaa Aad u soo Dhaweeyay Wasiirka iyo Wafdigiisa iyagoo Sheegay in Markasta ay La Garab Taaganyihiin Taageero Dhab ah.
Wasiirka Jaaliyadaha iyo Maalgashiga Galmudug oo halkaasi ka hadlay ayaa Sheegay in uu Aad ugu Faraxsanyahay Soo Dhaweynta Loo Sameeyay isagoo intaasi ku Daray in Safarkiisa uu la Xiriiro Sidii Jaaliyadaha Galmudug ee Sweden Leeyskugu Xiri lahaa,
Wasiirka Jaaliyadaha Galmudug ayaa Safarkiisa Waxa uu ku soo Aadayaa iyadoo Kala Fakar Duwanaansho Aad u Xoogan uu ka Jiro Jaaliyada Galmudug ee Sweden Taasi oo Goobta laga Sheegay inta ay Socdeen Qudbadaha,
1 4 10 15 17
Previous Post

Arday shahaaddooyin lagu guddoonsiiyay Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Madaxda dalka oo abaalmarin guddoonsiisay gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada+Sawirro

Next Post
Madaxda dalka oo abaalmarin guddoonsiisay gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada+Sawirro

Madaxda dalka oo abaalmarin guddoonsiisay gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In