Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyay in loo tartamayo xilka Guddoomiyaha Bangiga dhexe

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir Beyle oo Sheegay in ay Dhaqan gashay Canshuurta Gadista
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markii ugu horeysay ayaa wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu ku dhawaaqay in loo tartamayo xilka Gudoomiyaha Bangiga dhexe oo laf dhabar hormarinta dhaqaalaha dalka

Wasiir Beyle waxa uu warbaahinta Qaranka u sheegay in xilkan oo muhiim ay doonayaan in loogu tartamo si siman.

Related posts

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

March 16, 2026
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

โ€œ xilka guddoomiyaha Bangig dhexe ee dalka xil weyn weeye, waa qalbigii waddanka cidii soo heyn jirtay meel fiican bay soo gaarsiisay hada waxa la damcay in la xayaysiiyo oo la doono dad u qalma cidey doonto hanoqotee oo dalka nagala saari kara rakada maanta uu ku jiro sidaas ayaana la goostay โ€œ

Shuruudaha ku xeeran tartamayaasha xilka Gudoomiyaha waxa ka mid ah inuu haysto shahaado jaamacadeed oo la xiriirrta dhaqaalaha iyo xisaabaadka leeyahay qibrad shaqo oo 12ย ย sano kana soo shaqeeyay Bangiyada ama heyโ€™adaha dhaqaalaha ee caalamka .

Waxyaabaha kale laga doonayo qofka raba qabashada xilkani waxa ka mid ah inuu leeyahay hogaamin iyo xiriir wanaagsan,.

Waxaa horyaala dhisida heyโ€™adaha bangiga, lacagta cusub ee dalku yeelanayo iyo waxbyaaba kale oo muhiim.

Maxamed Xasan Doob waaa aqoon yahan falanqeeya arrimaha dhaqaalaha waxa uu tilmaamay in ay aad muhiim u tahay in loo tartamo guddoomiyaha bangiga dhexe ee dalka.

โ€œ runtii aad ayaan u soo dhaweynaynaa in loo tartamo xilka guddoomiyaha bangiga dhexe waxay aheed arin ay dadka aqoonyahanada iyo xirfadleyd dhaqaalaha ay muda ku taamayeen,โ€ ayuu yiri aqoonyahan Doob

Ilaa iyo 28 ka bishaan aanu ku jirno ee agoosto ayay soconaysa qabashada araajida murashaxiinta doonaya inay u tartamaan xilka guddoomiyaha bangiga dhexe iyada oo qorshuhu yahay in ugu dambeyn bisha 11 ee November tartan loo siman yahay inuu ku soo baxo gudoomiyaha bangiga dhexe .

Aqoonyahanada taxliiliaya dhaqaalaha iyo maamulka wanaaga ayaa qaba in talaabadani ay tahay mid weyn oo ay wasaaradda Maaliyadda Soomaaliyaย u qaaday daah furnaanta waxaana ay muujinaysa sida ay uga goโ€™an tahay dowladda federaalka hagaajinta maamulka Maaliyadda Soomaaliya.

Link ga aqriso shuruudaha qofka doonaya inuu xilkaasi u tartamo

http://jobs.economist.com/job/18311/governor/

waxaa qoray Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

UK oo bogaadisay Horumarada Siyaasadda iyo Amniga oo ay ku tallaabsatay Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Wasiirka Amniga XFS oo booqday Xafiiska Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ku leedahay Garoowe+Sawirro

Next Post
Wasiirka Amniga XFS oo booqday Xafiiska Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ku leedahay Garoowe+Sawirro

Wasiirka Amniga XFS oo booqday Xafiiska Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ku leedahay Garoowe+Sawirro

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

March 16, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) iyo Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda abaaraha dalka...

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar daโ€™yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar daโ€™yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In