Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Kuwait uga qeyb galaya shir muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Kuwait uga qeyb galaya shir muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Kuwait, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kuwait iyo xubno kale.

Wasiirka iyo xubnaha la socday waxaa dalka Kuwait ku soo dhaweeyay safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait Danjire Cabdiqaadir Amiin Sheekh iyo diblomaasiyiinta safaaradda Soomaalida ee Kuwait, waxaana Wafdi Wasiirka ay ka qeyb gali doonaan shirka dhaqaalaha Islaamka oo ay soo qaban qaabiyeen bankiga dhexe ee dalka Kuwait iyo hay’adda lacagta adduunka ee IMF.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirka ayaa lagu wadaa in uu furmo maalinta Khamiista ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 12.11.2015, kaasi oo diiradda lagu saari doono arrimaha dhaqaalaha.

image image_1 image_2

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

Next Post

Bankiga Adduunka Oo Bogaadiyay Hufnaanta Nidaamka Maaliyaddeed ee dalka+Sawirro

Next Post
Bankiga Adduunka Oo Bogaadiyay Hufnaanta Nidaamka Maaliyaddeed ee dalka+Sawirro

Bankiga Adduunka Oo Bogaadiyay Hufnaanta Nidaamka Maaliyaddeed ee dalka+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In