Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Hassan Hamza.

Wasiir Jamaal iyo Danjire Hassan Hamza, ayaa ka wadda hadlay sidii loo xoojin lahaa xariirka iskaashi ee labada wadan ka dhaxeeya.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026

Kulanka ayaa waxaa Sidoo kale, looga hadlay arrimaha mashaariicda sidii loo dar-dar galin lahaa tasoo muhiimad weyn u leh dalkeena Soomaaliya, agaasimaha guud ee wasaarada qorsheynta qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa goobjoog ahaa kulankaas.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay madaxweynaha Hirshabeelle +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo saraakiisha amniga kala shiray xaalada gobolka Bakool”Sawirro”.

Next Post
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo saraakiisha amniga kala shiray xaalada gobolka Bakool”Sawirro”.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo saraakiisha amniga kala shiray xaalada gobolka Bakool"Sawirro".

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In