Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta XFS oo Garowe ka furay Shirka Wada-tashiga Qorshaha horumarinta Qaranka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo Garowe ka furay Shirka Wada-tashiga Qorshaha horumarinta Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta Xukuumaadda Soomaaliya ayaa maanta ka daah-furay magaalada Garowe ee dowladd gobaleedka Puntland wada-tashiga wareegga kowaad ee Qorshaha horumarinta Qaranka ee Sagaalaad oo ahmiyad ballaaran u leh dalkeena Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Furitaanka wada-tashigan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka, Wasiiru dowlaha Qorsheynta Maamulka Puntland, Khubro iyo shaqaalaha Wasaaradaha dowladda dhexe iyo tan Puntland.

Ujeeddada watashiga ayaa ah sidii loo yareyn lahaa saboolnimada, geedi socodka Dayn cafiska Soomaaliya taasoo la hor dhigayo hay’adaha iyo bulshada ku nool dowladd gobaleedkan Puntaland.

Wasirika Qorsheynta Puntland Cabdi khafaar Xaange ayaa soo dhaweeyay wada-tashiga Qorshaha horumarinta Qaranka ee Sagaalaad ayna diyaar u yihiin sidii ay qeybtooda ugu biirin lahaayeen Qorsahaha horuamrinta qaranka oo muhiimad gaar u leh dalka.

“Waxaan ku faraxsanahay in maanta halkan Wasiirka qorsheynta dowladda federaalka ka furo qorshaha horumarinta Qaranka,waxaan idinku soo dhaweynayaa waji wanaagsan, waxaana idinka filaa wax wayn oo Puntland iyo dalka oo dhan ahmiyad wayn u leh ayuu yiri Wasiirka”

Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamo ka baxiyay ahmiyada wada-tashiga leeyahay,lana doonayo in aragtida dadka Soomaaliyeed la dhageysto, laguna cadeeyo qorshaha baahiyaha dadka iyo dadka in wax looga qabto.

“Qorshaha waa mid ay leeyihiin umadda Soomaaliyeed lagana talo galinayo ilaa bilowgiisa oo aan hada u joogno, iyo inta laga daabacayo si loogu qeexo ahmiyadda mudnaanta u leh dalkeena, waxaa halkan jooga Khubrada Wasaaradda oo farsama ahaan u wadayo si dhamaan loola tashto dadka iyo hay’adaha dowladda, dhamantiina wasiir adiga iyo kooxda Wasaradda waxaan idin rajeyn lahaa guul iyo in dhamaanteena xoogga saarno horumurka dalka, dadkeena siyaasyiinta waan tagaynaa balse dadka mar walbo joogayo shaqada gacanta idnka weeye marka ka shaqeeyo howshan adage e baxaada leh.” ayuu yari Wasiir Jamaal”

W/D: Abdirashiid Nor ibrahiim

Previous Post

Akhriso: Khudbadda Madaxweynaha Dalka ee furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed oo soo xiray tabbabar la xiriira wada shaqeynta booliska iyo bulshada

Next Post
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa

Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed oo soo xiray tabbabar la xiriira wada shaqeynta booliska iyo bulshada

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In