Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud, Maxamed Shire iyo qaar ka mida Agaasime-Waaxeedyada Wasaaradda ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay wafdi heer sare ah oo ka socday Wasaaradda Arimaha Dibbadda Sweden oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ahna Madaxa Waaxda Horumarinta Ganacsiga, Mudane Dag Juhlin Dannfel oo ay weheliyaan Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ahna Madaxa Waaxda Africa ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden, Mudane Mikael Lindvall, iyo Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern.

Kulanka ayaan dhiiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga dadaallada horumarinta ee dayn cafinta ka dib, iyo helidda xalal wax ku ool ah oo dhiirigeliya horumar waara oo gacan ka geysanaya in la gaaro yoolal fog. Guud ahaan, kulanku wuxuu ahaa mid miro dhal ah oo loo qaaday dhanka adkeynta xiriirka ka dhexeeya labada dal ee Sweden iyo Soomaaliya.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Ugu danbeyntii, Wasiir Beenebeene ayaa uga mahadceliyay Dowladda Sweden taageerada ay siiso Dowladda Soomaaliya.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Lataliyaha Boqorka Sacuudiga

Next Post

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Xulka Galmudug oo ku guuleystay Koobka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Xulka Galmudug oo ku guuleystay Koobka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Xulka Galmudug oo ku guuleystay Koobka

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In