Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Dardar-gelinta Barnaamijka Is-xilqaan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Dardar-gelinta Barnaamijka Is-xilqaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sidiiq Xirsi Salaad (Warfaa) ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen agaasimayaaha hay’adaha dowladda oo looga hadlay qorshaha dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud.

Sidiiq Xirsi Salaad, wasiirka shaqada XFS ayaa sheegay in kulanka looga hadlay heerarka kala duwan ee uu soo maray barnaamijka is-xilqaan iyo sidoo kale qorshaha lagu laba jibbaarayo si looga mira dhaliyo loona gaaro hadafkii laga lahaa billaabidiisa.

Wasiirka ayaa dhammaan agaasimayaasha hay’adaha dawladda ee kulanka uu la qaatay faray in ay kaalinta uga aadan ka qaataan  ololaha is-xilqaan oo dhawaan la billaabayo heerkiisii 5-aad.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

Barnaamijka Is-xilqaann oo uu iclaamiyay madaxwayne Maxamed Cabduullaahi Maxamed (farmaajo),  qorshihiisuna ahaa in lagu dhiso goobaha danta guud, xarumaha taariikhiga ah iyo wadooyinka ayaa hormuud u noqday in la dib-u-dhis lagu billaabo xaruma dawladeed iyo gooba kale oo taariikda dalka qayb muhiim ah, kuwaas oo qaarkood ay marayaan heer gebagebo ah.

Previous Post

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukun dil ah ku riday Dadkii dilay Axmed Dowlo

Next Post

Duqa Muqdisho oo Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid Dabdamis

Next Post
Duqa Muqdisho oo Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid Dabdamis

Duqa Muqdisho oo Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid Dabdamis

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In