Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada oo hadalo dar daaran ah u jeediyay Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada oo hadalo dar daaran ah u jeediyay Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta la kulmay inta badan howlwadeennada Wasaaradda, kaasi oo ujeeddadiisu ahayd is-barasho iyo dardargalinta howlaha shaqo ee Wasaaradda.

Kulanka waxaa goobjoog u ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali iyo agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

Related posts

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026

“Dhammaantiin waxaan u doortay inan idin soo horfadhisto inan idin sheego muhiimadda aad dalkan u leedihiin, dhageysto aragtidiina, haddii aan hagaajinno howlaha shaqo ee ka socda hay’adaha Dalka, waxay taasi horseedaysaa in bulshada uu gaaro adeegga Dawladda.” ayuu yiri Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen.

Wasiirka, waxaa  uu kula dardaarmay howlwadeennada Wasaaradda in sida ugu habboon ay u gutaan mas’uuliyada saaran.

“Anniga waxaa la ii dhaariyay inan Qaranka ugu adeeggo sida ugu daacadsan, haddii aan idinka la idin dhaarin, taasi ma aha mas’uuliyadiina inaan la is waydiineyn, wadajir aan u gudano waajibka na saaran.” ayuu hadalkiisa ku daray.

Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen, ayaa tan iyo markii uu xilka la wareegay 20 bishii May ee sannadkan 2021, wuxuu xoojiyay qorshayaasha lagu horumarinayo howlaha shaqo ee Wasaaradda.

Previous Post

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay shirka Ansixinta Siyaasadda Qaran ee fidinta Beeraha “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In