Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka tamarka iyo kheyraadka biyaha XFS oo ka warbixiyay wax qabadka wasaaradda

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka tamarka iyo kheyraadka biyaha XFS oo ka warbixiyay wax qabadka wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Taqal Cabaas oo marti Ku ahaa barnaamijka Daahfurnaan ayaa ka warbixiyay howlaha ay wasaaraddu shacabka u hayso.

Wasiirka ayaa ka warbixiyay sharcigii korantada ee dhawaan uu madaxweynaha Soomaaliya ansixiyay iyo muhiimada uu bulshada u leeyahay in ay koranto raqiisa helaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Sidookal wasiirka wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in wasaaraddu ay hirgelisay qordhayaal biyo gelin ah oo ay ka sameesay magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo.

Wasiira ayaa tilmaamay in wada shaqey dhow ay laleeyihiin shirkadaha korantada iyo kuwa biyaha ee gaarka looleeyahay Soddankii sano ee bur burka ilaa maanta siinayay shacabka adeegyadii ay u baahnaayeen, kuna kortoroolaan waxqabadkooda maanta.

Previous Post

Shirweynaha Shaqaalaha Caafimaadka Qaranka oo ahmiyad gaar ah u leh gabdhaha xirfadlayaasha Caafimaadka

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya iyo Jaaliyadda oo deeq dawo ah guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha gudaha XFS

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kenya iyo Jaaliyadda oo deeq dawo ah guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha gudaha XFS

Safiirka Soomaaliya ee Kenya iyo Jaaliyadda oo deeq dawo ah guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha gudaha XFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In