Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta Galmudug “Waxaan qabanay doon ay ku baxsanayeen horjoogayaal Shabaab ah” “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta Galmudug “Waxaan qabanay doon ay ku baxsanayeen horjoogayaal Shabaab ah” “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir jaraa’id oo uu maanta magaalada Cadaado ku qabtay wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan ayuu ku sheegay in dagaalladii maanta ay kula galeen kooxda Shabaab deegaanada Galhagiig, Dinooda, iyo Tawfiiq ee bariga gobolka Mudug ay jab iyo qasaaro wayn gaarsiiyeen kooxda Shabaab ee isku dayday inay amnigooda qalqal galiyaan.

Wasiirka ayaa xusay inay xalay qabteen Doon ay wateen horjoogayaal ka tirsan Al-shaab oo baxsad ahaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan ayaa sheegay in maxaabiis hor leh ay maanta ku qabteen dagaalka ay ciidamada Galmudug ku sifaynayaan Shabaabka.

Ciidamada Galmudug ayaa maalmihii la soo dhaafay hawlgalo lagu sifaynayo kooxda shabaab ka waday bariga gobolka Mudug.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/03/SHIRKA-JARAAID-EE-WASIIRKA-WARFAAFINTA-GALMUDUG-MAXAMUUD-ADEN-CUSMAN.mp3
Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Primeir Bank Oo Markii Ugu Horeysay Dalka Keenay Adeega Kaararka VISA

Next Post
Primeir Bank Oo Markii Ugu Horeysay Dalka Keenay Adeega Kaararka VISA

Primeir Bank Oo Markii Ugu Horeysay Dalka Keenay Adeega Kaararka VISA

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In