Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka wasaaradda iyo horumarrada dowladda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka wasaaradda iyo horumarrada dowladda “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federalka  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta shirJaraa’id  ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Arrimo la xiriira waxqabadda Wasaaradda Warfaafinta tan iyo markii uu xilka wasaradda la wareegay iyo guud ahaan habsami u socodka hanaanka siyaasadeed ee dowladda halka uu marayo

Wasiirka ayaa ka hadlay  Horumarka Ciidamada xoogga dalka ay ka sameeyeen Howlgallada kooxda shabaab ay uga saareen deegaanno badan oo ay horay u Maamuli jireen, horumarka siyaasadda Dowladda, hanaanka shaqo ee Wasaaradda warfaafinta , sharciga Saxaafadda  oo Baarlamaanka Horyalla Qorshaha Dalxiiska,  Arrimaha Mooshinka Madaxweynaha oo ay  Qaar ka mid ah Barlamaanka  ay soo gudbiyeen iyo qodobo kale.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Wasiir Maareeye ayaa ugu horayntii  ka hadlay Horumarka shaqo  ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska  uu ka sameeyay  iyo Isbadalka  Shaqada waaxyaha Warbaahinta .Cod

“6 Bil Kaddib Wasaradda Warfaafinta  waxa ay sameysay Horumarro la taaban karo kaas oo ay ka mid yihiin in la sameeyo nidaam kala haga mamulka iyo Sjhaqalaha”

Dhanka kale Wasiirka  Warfaafinta ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan Bixinta Mushaaraadka Ciidamada iyo Shaqaalaha kale ee Dowladda waxa uuna intaa raaciyay in Dowladda Federaalka ay ka Baxday dib u dhacyadii laga dhaxlay  Khilaafyadii  Siyaasadeed ee dalka soo maray kaas oo sababi jiray Hoos u dhaqa Dhaqaalaha   sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta Dowladda Soomaaliya Mudane Maareeye.cod

“Mushaaraadka shaqaalaha Dowladda   waxaa loo sameeyay nidaam lagu bixiyo mushaaradkas dhaqalaha dowladda waa mid iminka soo hagaagaya  Horumar wayn ayaa laga gaaray dhaqaalaha dowladda”

 

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka  iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xasan “Beekoos” ayaa isaga oo ka hadlayay shirka jaraa’iid waxaa su’aal laga weydiiyay Arrimaha dalxiiska Qorshaha Dowladda uga dagsan waxa uuna sheegay in Dowladda federaalka Soomaaliya ay Nidaam lagu Horumarinayo Dalxiiska Soomaaliya dajisay. Cod

Si doo kale Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa shaaciyay in Dhawaan Wasaaradda ay  furi doonto Machad lagu  Tababari doono Shaqaalaha ka Shaqeeya Hoteellada ku yaalla dalka kaas oo wax badan  ku soo kordhin doona  qorshaha lagu Horumarinayo dalxiiska.

Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa ka mid ah Wasaradaha Dowladda ku wooda ugu  shaqada Badan islamarkaana  Umadda Soomaliyeed u haya Howl adag.

DSC02757 DSC02758 DSC02777 DSC02779 DSC02781 DSC02782 DSC02786 DSC02788 DSC02789 DSC02790 DSC02795 DSC02796

Sawiqaade Farxaan Suleeymaan Daahir

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Dhaqaatiir baaritaan caafimaad u sameysay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare

Next Post

Askar ka tirsan ciidanka XDS oo maanta tababar loo soo xiray

Next Post
Askar ka tirsan ciidanka XDS oo maanta tababar loo soo xiray

Askar ka tirsan ciidanka XDS oo maanta tababar loo soo xiray

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In