Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray Hotel Afrik oo ay argagixisadu dad rayid ah ku laaysay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray Hotel Afrik oo ay argagixisadu dad rayid ah ku laaysay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo maanta kormeer ku tagay Hotelka Afrik ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Jenaraal Maxamed Nuur Galaal iyo shacabkii kale ee ay argagaxisadu ku xasuuqday weerarkii shalay ay ku qaadeen halkaasi.

Wasiirka ayaa kormeeray qeybaha uu ka koobanyahay Hotelka, waxaana uu dadkii ku dhintay weerarkii xalay Alle uga baryay in uu janadii fordowso ka waraabiyo.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026

Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa xusay in Jenaraal Maxamed Nuur Galaal uu qeyb weyn ka soo qaatay dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana ka mid ahaa Aabeyaasha ciidamada qalabka sida.

“Hotelka waxa uu ahaa hotel ay ku kulmaan dad waxgal ah iyo shacabka oo ay ku casariyeeyaan, waxaa ka dhacay weerar qaawan oo bahalnimo ah, waxaa lagu dilay shan qof oo shacab ah oo ay ku jiraan dad waayeelo ah, oo ay ku jiraan dad aroos ah, oo ay ku jiraan dhallinyaro, shantaas qof Alle ha u naxariisto, dhaawaco oo iyagu sagaal ahna Alle ha u boogo dhayo” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Maamulka Hotelka uga tacsiyadeeyay qasaaraha ka soo gaartay weerarkii argagixisada. isagoo shacbka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta ciidamada.

Previous Post

Buugga Tacsida Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo laga Furay Wasaaaradda Gaashaandhigga “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Samareeb “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Samareeb “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Samareeb "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febaraayo, 04,2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Madaxa-Bannaan...

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xubnaha dhawaan loo doortay Guddoomiyaha,...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febraayo 04, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hoggaamiyay munaasabad lagu...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In