Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweeyay Ansixinta Sharciga Cusub ee Saxafadda”SAWIRRO+ Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweeyay  Ansixinta Sharciga  Cusub ee Saxafadda”SAWIRRO+ Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta bahda warfaafinta Shir jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Sharciga Cusub ee Saxaafadda oo dhawaan Baarlamanka Soomaaliya uu Ansixiyay.

“Waxaan u mahadcelinayaa  Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan Guddiga Warfaafinta ee Baarlamaanka  oo runtii Xoog badan saaray  in ay kabaan sharcigii ka soo Gudbay Golaha Wasiirrada iyo Dhammaan intii ka soo shaqeysay diyaarinta sharcigaan” ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Related posts

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026

Wasiirka Maareeye ayaa soo dhaweyn kaddib ku tilmaamay sharcigaan cusub ee Saxaafadda in uu fursad siindoono wariyayaasha Soomaaliyeed isla markaana uu sahli doono in si fudud ay Awood Ballaaran ugu yeeshaan qabsashada shaqadooda.

“ku dhawaad 9 sano ayuu ku wareegayay  Sharcigaan bahda uu quseeyo Sida Dowladda, Warbaahinta Madaxa bannaan ee Soomaaliyeed, Dhageystayaasha, kulamo Badan iyo wada-tashiyo kaddibna  ugu Dambayntiine waxa uu maray Sharcigaan in Baarlamaanka uu meelmariyo”

Sharciga Cusub ee Saxaafadda  Soomaaliya ayaa ansixintiisii Baarlamaanka kahor waxa uu soo maray Marxalado kala duwan  oo sababay in dhowr jeer uu dib udhac ku yimaado.

Halkaan ka dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/wasiirka-warfaafinta-manta.mp3

IMG_8879 IMG_8885 - Copy IMG_8911 IMG_8935 - CopyIMG_8915 IMG_8925 IMG_8926 IMG_8933

Sawir Qaade:- Maxamed Feereysane

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidammada qalabka sida ee Dowladda oo howlgallo ka sameeyay Deegaanno hoostaga degmada Buulaburde

Next Post
Ciidammada qalabka sida ee Dowladda oo howlgallo ka sameeyay Deegaanno hoostaga degmada Buulaburde

Ciidammada qalabka sida ee Dowladda oo howlgallo ka sameeyay Deegaanno hoostaga degmada Buulaburde

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In