Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo xaflad dhiirigelin ah u sameeyay Ergadii u dooratay Senator “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo xaflad dhiirigelin ah u sameeyay Ergadii u dooratay Senator “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa kulan mahadcelin ah u sameeyay Ergadii u soo dooratay kursiga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee dalka.

Kulanka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha bulshada iyo ergadii soo dooratay Wasiir Dubbe, halkaasi oo looga sheekeeyay taariikhda Wasiirka iyo halganka uu ugu jiro midnimada Soomaaliya.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Qaar ak mid ah dhallinyaro ku hadlaysay magaca ergada ayaa uga Mahadceliyay Wasiirka Warfaafinta, ahna Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare, kulanka dhiiri gelinta ah ee uu u sameeyay, iyagoo balan qaaday inay isbadal badan ku sameyn doonaan kuraasta golaha shacabka ee la qorsheynayo in doorashadoodu ay ka dhacdo Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa balan qaaday in uu si cadaalad ah ugu adeegi doono bulshada uu matalo iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, isla markaana uga mahadceliyay sida ay u ajiibeen kulanka, ayna jiri doonto xaflad intaa ka weyn oo uu Wasiirka u qaban doono Ergada.

Previous Post

Wasiirka Difaaca oo aaladda fogaan aragga uga qeybgalay Shirka Golaha Amniga ee Midowga Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo Wadajir oo badiyay tartanka kubadda gacanta “SAWIRRO”

Next Post
Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo Wadajir oo badiyay tartanka kubadda gacanta “SAWIRRO”

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo Wadajir oo badiyay tartanka kubadda gacanta “SAWIRRO”

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In