Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka qeyb galay shir wasiirada dalxiiska dowladaha carabta maanta ay ku yeesheen habka muuqaalka Internet ka.

Shirkaan ayaa Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS waxaa ku wehlisay Agaasimaha dalxiiska Wasaaradda Farxiyo Samaan, waxaana looga hadlay saameynta cudurka Covid-19 uu ku yeeshay dalxiiska iyo qaabka looga soo kabanayo.

Related posts

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

February 3, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

February 3, 2026

Previous Post

In ka badan 20 kiisas cusub oo la xiriira safmarka COVID 19 oo laga helay Uganda

Next Post

Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq

Next Post
Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq

Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

February 3, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

February 3, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen guddi heer qaran ah...

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In