Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka dalka Shiinaha

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka dalka Shiinaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa maanta kulan soo dhoweyn iyo is barasho ku dhisan la’ yeeshay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Dadka China u soo magacawday Soomaaliya Mr FEI Shengchao.

Wasiirku waxa uu kala hadlay Safiirka sii xoojinta cilaaqadka iyo sooyaalka soo jireenka ah ee labada Waddan, gaar ahaan arrimaha warbaahinta iyo qaybaheeda kala duwan oo horeyba ay isaga kaashan jireen labada waddan.

Related posts

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026

Wasiir Dubbe ayaa Danjire Fei u rajeeyey wanaag iyo in uu ku soo dhowaado quruxda iyo hawada fiican ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kana shaqeeyo sii kobcinta xiriirka qotada dheer ee labada waddan ee China iyo Somalia.

Wasiirka waxa kulankaas ku wehelinayey Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdiraxman Axmed Xuseen iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Golaha Murtida iyo Dhaqanka Mudane Ismaaciil Oranje. Dhanka Safiirkana waxa kulanka ku wehilanayey madaxa siyaasadda ee Safaaradda China.

Previous Post

Waaxda Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dib u habaynta bulaacadaha “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye Basma Caamir oo daah furtay tababar loo qabtay Howlwadeennada Arrimaha Bulshada dowladda Hoose

Next Post
Guddoomiye Basma Caamir oo daah furtay tababar loo qabtay Howlwadeennada Arrimaha Bulshada dowladda Hoose

Guddoomiye Basma Caamir oo daah furtay tababar loo qabtay Howlwadeennada Arrimaha Bulshada dowladda Hoose

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In