Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiir ku xigeenka safaradsa Soomaaliya u fadhiya dalka  Turkia iyo qaar ka tirsan saraakiisha safaradda ayaa soo dhoweyey wasiirka wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka  sidoo kale soo dhoweynta wasiirka waxa ka qayb qaatay saraakil ka socday wasaradda biyaha iyo kheyraadka dhirta dowlada Turkia.

Wasiirka ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Turkiga iyagoona kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo ay labada wasaradood uga qayb qaadanayaan sidi Soomaaliya loogu heli lahaa biyo Nadiif ah,

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Wasiirka wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Doctor Feysal ayaa yiri ,  “waxaan diyaar u nahay Soomaliya in aan garab istaagno  si hagar la,aan ah . waxaa taasi kuu caddeeyn kara sida madaxweynaha Turkia  Erdugan iyo Raisal wasaraheeha Dowlada Turkia kalinta buuxdo ay ka qaateen dib u dhiska Soomaaliya , kulankeena maanta waxuu ka midyahay dadaaladaas ay waddo dowlada Turkiya.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri  Dr feysal “inaga malaayga idinma soo dabeeno waxaan idin bareeyna sida loo dabto malaayga, taaso macnahedu yahay waxaan idiin dhiseeyna warshadahii sameeyn laha biyahaasi nadiifka , sidoo kale waxaan tababar siin doonaa shaqalahii ka shaqen lahaa howshaasi.

sidoo kale wasiirka wasarada Tamarta Soomaaliya ayaa kulan la qatay wasiirka wasaradda Tamarta dowladda Turkia SERHAT ALBAYRAK oo isanagana balan qaaday in ay heshiisyo wada saxiixan doonaan wasarada tamarta Soomaaliya isbuucan soo socdo shirka ka dhacaya magalada Istanbuul oo labada wasiir ku kulmi doonaan.

Ugu dambeenti wasiirka ayaa tacsi u diray dowladda Turkia iyo shacbkeeda dhibatadii kasoo gaartay qaraxii ka dhacay magalada Ankara oo ay dad badani ku nafwaaayeen.

wasiir3 wasiir2

wasiirka 5

wasiirka

Kamal Hassan Hussein Ankra

Previous Post

Ciidanka XDS oo deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ku dilay horjoogaal Al-Shabaab

Next Post

R/Wasaare Cumar oo Qado Sharaf u sameeyey Ciyaartoydii 11-jirada ee ku matalayay Qaranka Soomaaliya Tartankii Jeem Cup “Sawirro”

Next Post
R/Wasaare Cumar oo Qado Sharaf u sameeyey Ciyaartoydii 11-jirada ee ku matalayay Qaranka Soomaaliya Tartankii Jeem Cup “Sawirro”

R/Wasaare Cumar oo Qado Sharaf u sameeyey Ciyaartoydii 11-jirada ee ku matalayay Qaranka Soomaaliya Tartankii Jeem Cup "Sawirro"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In