Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka waxbarasha oo ka warbixisay heshiis waxbarasho oo ay la soo saxiixatay dhiggeeda dalka Masar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa faah faahin ka bixisay heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay la soo gashay madaxda dalka Masar.

Marwo Qadro Bashiir Cali wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa Radio Muqdisho uga warantay safar ay ku tagtay dalka Masar iyo heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay la soo saxiixatay dhiggeeda dalkaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

“ujeeddada safarka aan ku tagay dalka Masar waxa ay aheyd sidii aan u soo saxiixi lahayn heshiisyo badan oo ayaantan oo dhan laga soo shaqeeynayay, waana soo saxiixnay heshiiskaasi ku saabsan horumarinta waxbarashada dalka” ayeey tiri marwo Qadro Bashiir Cali Wasiirka waxbarashada dalka.

Wasiirka ayaa si gaar ah ugu mahadcelisay Danjiraha Soomaaliya ee dalka Sucuudiga Daahir Maxamuud Geelle oo ay sheegtay in uu la qoray heshiiska ay kala saxiixdeen labada dowladood Masar iyo Soomaaliya.

Marwo Qadro ayaa xustay in heshiiska uu soo billowday markii madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan SHeekh Maxamuud ee tagay dalka Masar, waxeyna sidoo kale u mahadcelisay danjiraha Soomaaliya ee dalka Masar oo ay ku tilmaantay in uu kaalin weyn ka qaatay taaba gelinta heshiiskan.

Previous Post

Meydadka muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga helay guri ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen

Next Post

Saxafiyiinta Gobolka Bari oo Cabasho ka Muujiyay Cagajuglayn “Sawirro”

Next Post
Saxafiyiinta Gobolka Bari oo Cabasho ka Muujiyay Cagajuglayn “Sawirro”

Saxafiyiinta Gobolka Bari oo Cabasho ka Muujiyay Cagajuglayn "Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In