Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada dalka oo Mareykanka lagu soo dhaweeyay+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada dalka oo Mareykanka lagu soo dhaweeyay+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya Khadar Bashiir Cali oo socdaal shaqo ku mareysa dalka Mareykanka ayaa soo gaartay magaalada Minnieapolis gobolka Minnesota halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolkaasi,

Waxaana ujeedada wasiirka ee ay halkaasi u tagtay lagu sheegay isku xerka waxbarashada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolkaasi ku nool iyo Soomaalida dalka gudihiisa ku nool si kor loogu qaado tayada waxbarashada Soomaaliya.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Khadar Basiir Cali Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa markii ay soo gaartay magaalada Minnieapolis ee dalka Mareykanka waxa ay faah faahin ka bixisay ujeedka socdaalkeeda oo ku qotoma wada hadallada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool iyo sidii loogu dhiirigalin lahaa ka qeyb qaadashada waxbarashada Soomaaliya si tayada waxbarasho ee dalka kor loogu qaado.

Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare Khadar Bashiir Cali ayaa inta ay ku sugan dalka Mareykanka, waxa ay kulamo la qaadan doontaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool, iyadoo sidoo kalana booqan doonta goobaha waxbarasho ee arday Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool.

_MG_7317

Previous Post

Xukuumadda oo guddi u saartay wax-u-qabashada dhaawacyada weerarkii hotel ambbassidor

Next Post

Turkiga iyo Soomaaliya: Birri maxey ka dhigan tahay?

Next Post
Turkiga iyo Soomaaliya: Birri maxey ka dhigan tahay?

Turkiga iyo Soomaaliya: Birri maxey ka dhigan tahay?

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In