Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada dalka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka  Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga  Waxbarashada iyo  Diyaarinta  qorshaha Waxbarashadda ee Shanta sano ee soo socota.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare, Dowladda Federaalka,  mudane Maxamed Abbi Xasan iyo Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha waxbarashada dowlad goboleedyada dalka, Agaasimeyaasha waaxyaha kala duwan iyo lataliyeyaasha Wasaaradda Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Wasiirka Waxbarashadda ayaa ku amaanay khubarada Soomaaliyeed ee kasoo  shaqeeyey diyaarinta qorshahan kaalintooda naf hurnimo, isagoo uga mahad celiyay qof kasta doorkii uu kulahaay diyaarinta qorshah Waxbarashada dalka kuwaasi oo isagu jiray, Khubaro Soomaaliyeed, Shaqaalaha Wasaaradda, Ururuada Waxbarashadda, Bahwadaagta Caalamiga ah ee taageera waxbarashadda Soomaaliya iyo guud ahaan bulshadda Soomaaliyeed ee ku biiriyayay aragtiyada Saliimka ah.

Diyaarinta qorshahaan oo soo bilowday bishii Janaayo 2021, ayaa la-tashiyo kala duwan lagala sameeyay Dowlada goboleedyada iyo guud ahaan bahda Waxbarashadda, waxaana  lasoo bandhigi doono dhamaadka bishan Maarso ee Sanadkaan.

Previous Post

Biden oo Putin ugu hanjabay cunaqabateyn dheeri ah

Next Post

Qaraxyo ka dhashay bakhaarro ay Hubka ku keydsan jireen Xuutiyiinta Yeman

Next Post
Qaraxyo ka dhashay bakhaarro ay Hubka ku keydsan jireen Xuutiyiinta Yeman

Qaraxyo ka dhashay bakhaarro ay Hubka ku keydsan jireen Xuutiyiinta Yeman

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In