Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qatay Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dalka Masar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qatay Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dalka Masar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Waxbarshada dalka Masar Tariq Showqi iyo Wasiirka Tacliinta Sare ee dalka Masar khaalid Cabdul-Qafaar,  kuwaasi oo ay is afgarad buuxa ka gaareen waxyaabahii ay ka wada hadleen ee Iskaashiga tacliinta.

Sidoo kale labada mas’uul ayaa isla go’aamiyay sidii dib loogu furi lahaa dugsiyadii Waxbarashada ee Masaarida maamulaan ee ku yaala dalkeenna.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa loo ballan qaaday in deeqaha Waxbarashada la kordhin doono, gaar ahaan dhinaca Tacliinta Sare (Postgraduate), Sidoo kale Madaxda labada Waddan ayaa isla soo qaadeen sidii loo xalin lahaa caqabadaha haysta ardayda Soomaaliyeed  ee wax ku barta dalka Masar.

Kulanka Wasiirka uu la qaatay dhigiisa Wasiirada Masar  ayaa waxaa ku wehliyay agaasimaha tacliinta Sare wasaaradda Waxbarshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ku-xigeenka u qeybsabaha Waxbarashada Safaaradda Soomaaliya ee Masar iyo lataliyaha Safaaradda Soomaaliya ee Masar.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Guddoomiyihii Garasbaaleey “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Masar kula kulmay Sheekha Al Azhar Dr Ahmed “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Masar kula kulmay Sheekha Al Azhar Dr Ahmed “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Masar kula kulmay Sheekha Al Azhar Dr Ahmed “SAWIRRO”

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In