Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka waxbarashada XFS oo Cape Town kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka waxbarashada XFS oo Cape Town kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo taclinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Cape Town.

Kulankan ayaa waxaa inta badan goob joog ka ahaa qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed sida ganacsato,  aqoonyahano, siyaasiyiin, ardayda iyo Culumaaudiinka.

Guddoomiyaha jaamacadda Ummadda Maxamed Axmed Jimcaale, danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika Jamaal Maxamed Barrow iyo xubno ka tirsan wasaaradda waxbarashada ayaa goob joog ka ahaa kulanka.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa xubnaha ka qeyb galay kulanka u sheegay in  dalka Koonfur Afrika u yimid  sidii iskaashi dhanka horumarinta waxbarashada u yeelan lahayeen dalalka Soomaaliya iyo Koonfur Afrika.

Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa sheegay in dowladda Koonfur Afrika ay kala hadli doonaan  sidii looga hortagi lahaa dhibaatada loo geysto  dadka Soomaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika iyo sidii arday Soomaaliyeed ee dalkan ku sugan aqoontooda kor loogu qaadi lahaa.

Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa inta uu joogo dalka Koonfur Afrika lagu wadaa inuu kulamo kala duwan la qaato madaxda dalkan.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo Xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Guddiga Madaxa banaan ee Hirgalinta Dastuurka

Next Post

Shirkadda Spectrum oo sheegtay in shirkii london lagu xaraashin xirmooyin shidaal ah

Next Post
Shirkadda Spectrum oo sheegtay in shirkii london lagu xaraashin xirmooyin shidaal ah

Shirkadda Spectrum oo sheegtay in shirkii london lagu xaraashin xirmooyin shidaal ah

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In