Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo daah furay Systemka la socoshada Tacliinta Sare

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada XFS oo daah furay Systemka la socoshada Tacliinta Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta daah-furay nidaam cusub oo lagula soconaayo waxbarashada Tacliinta Sare (Higher Education Management Information System).

Munaasabadda daah furka,ayaa waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin kala duwan oo kala socday Waxbarashada dalka sida: Midowga Jaamacadaha dalka, Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Hey’adda NIRA iyo khubaro kala duwan oo dhanka Waxbarashada ah.

Related posts

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Systemkaan cusub waxuu fududeynayaa la socodka xogta ardayga, Xogta Macallin, Sooyaalka Waxbarashada ardayda iyo Tasdiiqinta shahaadooyinka.

Waxbarashada dalka ayaa sanadba sanadka ka dambeeyo lagu sammeeynayay hormarin dhankasto leh.Wasiir Faarax Sheekh ayaa isku xilsaaray siday ubadka Soomaaliyeed u heli lahaayeen tacliin heerkeedu sarrayso.

Previous Post

Finance Minister meets Africa Group 1 World Bank Executive Director

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kormeer ku tegay Beladweyne

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kormeer ku tegay Beladweyne

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kormeer ku tegay Beladweyne

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In