Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kormeeray xarunta Akadamiyadda cilmiga fanka iyo suugaanta

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kormeeray xarunta Akadamiyadda cilmiga fanka iyo suugaanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya  Mudane  Cabdullaahi Goodax Bare ayaa maanta kormeer ku tagay Akadeemiyada cilmiga fanka iyo suugaanta ee magaalada Muqdisho.

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kormeeray  qeybaha ay ka kooban tahay Akadamiyadda cilmiga fanka iyo suugaanta.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa kormeerka ku wehelinayay ,guddoomiyaha Akadeemiyada cilmiga fanka iyo suugaanta Cabduqaadir Nuur Xuseen (Maax).

Kulan Wasiirka Waxbarashada iyo  Guddoomiyaha akadeemiyadda ku dhaxmaray xaruntan ayaa looga hadlay, horumarinta akadeemiyada iyo sidii dib u dayactir loogu sameyn lahaa.

Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa dhismayaal ka mid ah Akadamiyada oo ay dagan yihiin dad shacab ah.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare Mudane  Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sheegay inay muhiim tahay horumarinta Akadamiyada cilmiga fanka iyo suugaanta islamarkaana qorshaha ay ugu jirto in dib u dayactir lagu sameyo dhismayaasha bur bursan.

“Waxaan qorsheyneynaa sidii loo horumarin lahaa Akadamiyadda  cilmiga fanka iyo suugaanta maadaam ay tahay  meel lagu sax afka hoyo iyo qorista afka soomaaliya waxa ay u baahantahay shaqooyin badan oo ay kamid tahay in dib loosoo celiyo dhismayaasha ka maqan iyo in dayactir lagu sameyo, ka wasaarad ahaan dadaal ayaan ugu jirnaa arintaasi”ayuu yiri wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre.

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa dadaal ugu jira sidii loo horumarin lahaa waxbarashada dalka, islamarkana dib u dhis loogu sameyn lahaa iskuullada iyo goobaha kale ee muhiim ah u ah waxbarashada.

Previous Post

Golaha dhaqaalaha oo Xukuumadda u bandhigay cilmi baaris ay ka sameeyeen hannaanka horumarinta dhaqaalaha dalka

Next Post

Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida oo kulan degdeg ah ka yeeshay amniga dalka

Next Post
Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida oo kulan degdeg ah ka yeeshay amniga dalka

Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida oo kulan degdeg ah ka yeeshay amniga dalka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In