Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka waxbarashada oo daah furay Qorshaha Waxbarashadda ee 2022-2026

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka waxbarashada oo daah furay Qorshaha Waxbarashadda ee 2022-2026
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Hon Cabdullahi Abuukar Haji ,  ayaa daah furay Qorshaha Waxbarashadda Qaranka ee 5’ta Sano ee soo Socota, 2022-2026.

Qorshaha Waxbarshadda Qaranka oo ay diyaarintiisu socotay muddo ku dhaw sanad iyo bar  (16Bilood), ayaa ah qorshihii labaad ee ay diyaariso Wasaaradda Waxbarashadda muddo ka badan 30 Sano, Sidoo kale waa qorshihii ugu horeeyey ee ay hogaamiso  Wasaaradda.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026

Qorshahan wuxuu mudnaanta koobaad Siinayaa baahiyaha Waxbarshadda dalka, waxaana ku qeexan muhiimadaha ay kala leeyihiin qeybaha Waxbarshadda ee Kala ah: Waxbarsho loo siman yahay,iyo Waxbarasho tayo leh.

Wasaaradda Waxbarashadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinaysaa Maamul Goboleedyada Dalka, Bahda Waxbarshadda iyo deeq bixiya-yaasha Caalamka doorkaadi wanaagsanaa ee ka ka qeyb galka Qorshaha Waxbarshadda Qaranka.

Previous Post

Maalintii 1-aad ee diiwaan gelinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha  oo soo idlaatay

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

February 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay wehliyaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In