Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaliya oo booqday Dekadda iyo Maxjarka weyn ee Magaalada Port Sudan+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaliya oo booqday Dekadda iyo Maxjarka weyn ee Magaalada Port Sudan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ee maalmahaan booqashada shaqo ku joogay dalka Suudaan ayaa waxay shalay booqasho ku tageen Magaalada xeebta ah ee Port Sudan halkaas oo ay booqdeen Maxjarka weyn ee xoolaha laga dhoofiyo iyo Dekada Xoolaha eek u yaal magaalada Sawaakin,waxay kaloo booqdeen dhismayaasha taariikhiga eek u yaal magaalada Sawaakin iyo qaar kamid ah mashaariicda waaweyn eek u saabsan Xoolaha halkaas laga hirgaliyay sida Kawaanka weyn .

Wafdiga ayaa safarka ay ku tageen Port Sudan waxa ku weheliyay Wasiiru-dowlaha Xanaanada Xoolaha Suudaan Dr.Jacfar Abdalla iyo Wasiirka Dalxiiska iyo Magaaleynta ee Dowlad goboleedka Baxrul Axmar Saalax,Mayorka Magaalada Sawaakin iyo Taliyaha Ciidanka Gobolka iyo Madax kale duwan ooka tirsan gobolka Baxrulaxmar.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026

Wafdiga markii ay tageen gobol Baxrul Axmar waxaa xafiiskiisa kusoo qaabilay Waaliga(Governor) Gobolka Baxrul Axmar Ahmed Ali Xaamid oo uga mahadnaqay booqashadooda isagoo u balanqaadey in wax kasta diyaar loola yahay waxkasta oo ay awoodaan.

Mudadii ay ku jireen safarka Wafdigu waxay u kuurgalayeenhorumarka weyn ee Suudaan ka gaartay dhaqida iyo horumarinta Xoolaha iyadoo mar walba laga duulayo sidii iskaashi iyo aqoon kororsi ama khibrad kororsi looga samayn lahaa dhinacyadaas.

Wafidga waxaa la filayaa in maanta oo kheshiis ah ay heshiis iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya ย la saxiixdaan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Suudaan.

3a59cd48-44fe-4343-9fc4-3d5116fac503 5508d6e2-262d-4e62-8e3c-3386465ac028 85138d58-2d5c-4c0d-ae9f-e8edd8db22dd a8fdab3a-a5f3-4634-93ca-5dd189c4f234 bb863979-88a9-4825-ad8d-7200ab605e82 cfaf2b38-1bb7-4734-98d0-20973acc4699 d01db6ac-c6bd-4657-a61e-0dab531246f0 d25d2d6f-df19-4926-84d9-12ff466d7427 e00b13fb-7518-476a-ad27-9330a5bfb63f e4d347ea-104a-4ef3-a2b4-69b006cc9e33

Previous Post

Madaxweynaha oo kulan degdeg ah xiisadaha ka taagan Gaalkacyo kala yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya

Next Post

Golaha Wasiirada oo kulankoodii maanta ugu baaqay dhinacyada Gaalkacyo inay Ixtiraamaan heshiiska+Sawirro

Next Post
Golaha Wasiirada oo kulankoodii maanta ugu baaqay dhinacyada Gaalkacyo inay Ixtiraamaan heshiiska+Sawirro

Golaha Wasiirada oo kulankoodii maanta ugu baaqay dhinacyada Gaalkacyo inay Ixtiraamaan heshiiska+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In