Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro iyo xildhibaano ku baaqay joojinta dagaalka Sool +Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Wasiiro iyo xildhibaano ku baaqay joojinta dagaalka Sool +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo isugu jiray tacsi iyo baaq nabadeed oo ku wajahan beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee  gobolka Sool, ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo ka damqaday colaada xilligan taagan oo sababtay dhimasho iyo dhaawac.

Xildhibaan Axmed Maxamed Axmed iyo Xildhibaan Canab Xasan Cilmi oo ka tirsan golaha shacabka ayaa dadka dagaalamaya ugu baaqay ineey dagaalka joojiyaan si looga baaqsado dhiig dambe oo daata.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa sheegay inaan loo baahneyn in qof kale uu ku dhinto dagaalkaas oo dhexmaraya dad walaalo ah oo aanan aqoon waxa ay isku dilayaan.

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa culimada iyo dadka waxgaradka ah ka dalbaday ineey wax walba u sameeyaan sidii dagaalka loo joojin lahaa.

Baaqan nabadeed ayaa daba socda baaq dhawaan ka soo baxay madaxda sare ee dalka kaas oo dadka dagaalamaya looga dalbaday ineey si shuruud la’aana u joojiyaan dagaalka ka socda gobolka Sool oo sababay dhimasho iyo dhawac soo kala gaaray dadka walaalaha ee dagaalamaya.

Previous Post

Guddiga KheyraadKa Dabiiciga iyo Bay’adda ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka Batroolka iyo Macdanta +Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In