Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tiran Galmudug oo kormeeray mashriic ka socoto Gaalkacyo.Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tiran Galmudug oo kormeeray mashriic ka socoto Gaalkacyo.Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro Ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maantay qeyb Galay wajiga labaad ee dhismaha Wadadda nabadda ee isku xirta xaafadaha Hormar iyo Wadajir, Taasi ee uu  wado maamulka Dagmada Galkacyo.

Wasiirada maanta booqday waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel, Wasiirka Amniga Axmed Macalin Fiqi Wasiirk Warfaafinta Axmed Shire Falagle.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Wasiiradaan ayaa Kormeerkoodu ahaa u kuurgalidda halka uu marayo dhismaha wadada Nabad oo Ka Mid ah Mashaariicda Hormarineed isla markaana qeyb ka ah mashruuca Nabadda Iyo wadajirka Bulshada magaalada Gaalkacyo.

Duqa Dagmada Galkacyo Xirsi Yusuf Barre ayaa Warbixin ka siiyey wasiirada qaabka Shaqada ay usocodto iyo Marxalahidii kala duwanaa oo ay soo martay.

Wuxuuna Xusey in Caqabaddo badan ay la kulmeen inta ay Ku guda Jiraan dhismaha Wadda Isku Xirta Xafadaha Hormar Iyo wadajir Gaalkacyo.

Sidoo kale Wasiirada ayaa bogaadiyay mashriicdaan lagu hormarinayo Magaalada oo haatan laga dareemayo dib u kabashada dhicyada ganacsiga, dhismaha wadooyinka,iyo sidoo kale guud ahaan dhismaha casriga ee kusoo kordhaya Magaalada.

Tags: Wasiiro ka tiran Galmudug oo kormeeray mashriic ka socoto Gaalkacyo.Sawirro
Previous Post

Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

Next Post

Madaxweyne Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Xudur+sawirro

Next Post
Madaxweyne Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Xudur+sawirro

Madaxweyne Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Xudur+sawirro

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In