Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirrada Arrimaha Dibedda Somalia iyo UAE oo kulmay.+Sawirro.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada Arrimaha Dibedda Somalia iyo UAE oo kulmay.+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abu dhabi, March 24, 2015 : Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Fedralka Soomaaliya Mudane Abdisalam Hadliye Omar oo booqasho rasmi ah ku joogey maalmahan Wadanka Imaaraadka , ayaa la kulmay Shalay Dhigiisa Wasiirka Aririmaha Dibadda ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta H.H. Sheekh Abadalla Bin Zayid Al-nahyan.

Kulankaasi oo ka dhacay Caasimadda wadanka isutagga Imaaraadka Carabta ee Abu Dhabi gaar ahaan Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ,kulankasi ayaa waxaa goob jog ka ahaa Danjiraha Dawladda Fedralka Soomaliya Ambassadoor Cabdulqaadir Sheekhey Mohamed Al-Xaatimi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulankaasi dhaxmaray Labadda wasiir ayaa looga Hadlay arrimo badan oo ay kamid ka yihiin Xiriika walaal tinimo ee ka dhaxeeya labada dawladood, islamarkaasina wuxuu mahad balaaran u jeediyay dawladda iyo Shacabka Imaaraadka sida walaaltinimada leh oo ay ula garabtaagan yihiin marwalaba Gargaarka Bani aadamnimo ee ay ka wadaan Gudaha wadan, gaar ahaan Gurmadkii ugu danbeeyay oo ay u fidiyeen dadkii ku dhaacmey Qaraxii Central Hotel ee magaaladda Moqdisho Kuwaas oo lagu daweenaayo isiutaaladda Magaaladda Abu Dhabi.

Wasiir Hadliye, ayaa Asagoo ku hadlaayo Magaca Dawladda iyo kan Shacabka Soomaaliyeed ugu mahadceliyay Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta H.H. Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, Madaxweyne kuxigeenka, Ra’iisul wasaaraha ahna Xaakimka Dubai H.H. Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Dhaxal-sugaha Imaaradda Abu dhabi ahna Ku-xigeenka Taliyaha sare ee Ciidamada H.H Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, iyo shacabka Walaalaha aan nahay ee Imaaraatka Gargaarka Bani aadanimo oo ay marwalabo la garabtaganyihiin walaalahooda Soomaaliyeed

.Booqasha wasiirka uu ku joogay Imaaraadka Carabta oo qaadatay 4 maalmood ayaa maanta soo idlaatay, waanaaheyd  markii ugu horeeysey oo booqsho rasmi ah ku yimaado Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya mudane Abdisalaan Hadliye Cumar tan iyo intii la dhisey Xuumadda Cusub ee uu Hogaamiyo Ra’isulwasaare Cumar Abdirashi Cali Shar Ma’arke.

 

“Dhamaad”

W.Hadliye iyo sh.Aballa W.Hadliye & Amb.& Sh.Aballa W.Hadliye iyo sh.Aballa (1) W.Hadliye iyo sh.Aballa

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay fara-gelinta Sweden ee Sacuudiga

Next Post

Jowhar oo howlgal amniga ah laga sameeyey

Next Post
Jowhar oo howlgal amniga ah laga sameeyey

Jowhar oo howlgal amniga ah laga sameeyey

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In